nagu saabsan
Macaamiisha Adeegga Victoria (Guri kireystayaasha Victoria) waa adeeg bilaash ah oona lagu dhowro xogta dadka guriyayaasha kireysta. Waxaan luqada kala duwan ku bixinaa adeegyo iyo macluumaad si macaamiisheena ay taageera u helaa.
Shirkadda Tenants Victoria (Tenants Victoria) waxaa:
- ayaa kaa caawin kartaa buuxinta foomamka ama heshiisyada la xiriira guri kireysashadaada tenancy
- ay kaa caawineysaa dhibaatooyinka qaar, sida hagaajinta burburka guriyaha, kirada la kordhiyay
- iney iyadoo wakiil kaa ah gorgotan la sameysa qofka aad guriga ka kireysatay ama shirkadda guriyaha
- iney kaa caawisa ama kaa noqoto dacadaha la xiriira guri kireysiga ee VCAT (Victorian Civil and Administrative Tribunal))
- kala hadashid bulshadaada arimaha ku saabsan xuquuqda guri kireysashadas
Talo sharciyeed ee kiraystayaasha taleefanka: (03) 9416 2577
- Haddii aad ka kiraysato gurigaaga wakiilka guryaha ama milkiile gaar ah
- Isniinta ilaa Jimcaha 10.00 am ilaa 2.00 pm
Kireystayaasha guryaha bulshada: 1800 068 860
- Haddii aad ka kiraysato gurigaaga dowladda ama hay’ad beeleed aan faa’iido doon ahayn
- Isniinta ilaa Jimcaha 9.00 am ilaa 4.00 pm
Haddii aad rabto inaad ku hadasho luqaddaada, fadlan noo sheeg magacaaga, luqaddaada, iyo lambarka taleefankaaga. Mar labaad ayaan kugu soo wici doonaa iyadoo turjubaan ah.
Macluumaadka COVID-19
Macluumaadka ku saabsan cudurka coronavirus (COVID-19) arag: